Sawiro

Agaasimaha guud ee Waasarada Gargaarka KGS ‘’ Waxaan wadnaa qorashayaal Aan gurmad ku gaarsiineyno Degmooyinka Go’adoonka ee Koonfurgalbeed.

Wasaarada gargaarka iyo maareeynta masiiboyinka KGS Sooomaaliya ayaa wadda qoryaashaal gargaar gurmad ah lagu gaarsiinayo degmooyinka Burhakaba, Wallaweyn,Qoryooley, Marka, Afgooye, iyo degmooyinka ka tirsan...

DHAGEYSO:Masuuliyiin katirsan Galmudug oo maanta kormeer ku tagay deegaan hoostaga Gaalkacyo oo ceelbiyood bulshada baahi u qabeen laga qodayo.

Masuuliyiin ka tirsan Maamul goboleedka galmudug ayaa gaaray deegaanka jeexdin oo hoostaga Magaalada Gaalkacyo dhanka Galmudug  halkaas oo uu ka socdo qodista ceelbiyood riig...

Wafdi ka socda Hay’adda Wadaniga ah ee Tadamun oo ka shaqaysa arrimaha bulshada oo kulan la qaatay madaxweynaha Dowlad goboleed Koonfur Galbeed

Wafdi ka socda Hay'adda Wadaniga ah ee Tadamun oo ka shaqaysa arrimaha bulshada sida Waxbarashada, Caafimaadka, Biyaha, Howlaha Gargaarka iyo Horumarinta ayaa xalay  kulan...

Degmooyinka Dowlad Goboleedka Galmudug oo Maanta looga Fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee Fassalka 8aad ee dugsiga dhexe Sanad dugsiyeedka 2021-2022.

Guud ahaan Degmooyinka iyo deegaanada  Dowlad Goboleedka Galmudug  ayaa waxaa  maanta looga Fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee Fassalada 8aad ee dugsiga dhexe Sanad dugsiyeedka...

SAWIRRO:Gudoomiyaha Maxkamada sare oo maanta kulan la yeeshay hawl wadeenada Maxkamaddaha racfaanka Iyo gobolka Banaadir.

Gudoomiyaha Maxkamada sare Ee Dalka Baashe Yuusuf Axmed gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir  cabdi khadar maxamed xasan gudoomiyaha Maxkamadda racfaanka maxamed axmed cismaan ayaa maanta...

Ugu Akhris Badan