DAAWO:Wasiirka Diinta iyo Awqaafta XFS, Cumar Cali Rooble, ayaa dalka sacuudiga kula kulmay dhigiisa dalkaasi.

Date:

Muqdisho-31-5-2022-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee XFS  iyo Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ee dalka Sacuudi Caraabiya oo shir ku yeeshay magaaladda barakeysan Ee Makkah Al Mukarama ayaa ka hadlay u diyaar garoowga xajka.

Wasiirka ayaa warbixin ku saabsan heerka u diyaargarowga howlaha Xajka ka dhageystay Wasiirka Xajka iyo Cumrada Sacuudiga iyo waxa uu Xajka sanadkan kaga duwan yahay sanadadii hore.
Warkaan oo dhameestiran halkaan Ka Daawo.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiye Dr. Maryan Qasim oo kulan la yeelatay Safiirka UK ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryan...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray xarunta keydka Daawada

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgashay shirka sare ee Afrika iyo Faransiiska ee ka dhacaya Nairobi

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Baarlamaanka Carabta oo cambareeyay markab shidaal iyo badmaaxiin u dhashay Masar oo la afduubtay

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta, Maxamed bin Axmed Al Yamaaxi, ayaa...