Sawiro

Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo caawa Baydhabo kawada kulamo.

Madaxweynaha Jamuuriyada Soomaaliya Hassan Sheikh Maxamuud ayaa caawa ku sugan Baydhaba ayaa kulamo is-xogwaraysi ah la qaadanaya odeyaasha dhaqanka ee degaanada maamulka Koonfur Galbeed,...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan la qaatay danjiraha dalka Sacuudi Arabiya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay danjiraha dalka Sacuudi Arabiya Amb. Ahmed Bin...

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada oo bogaadiyay, gargaarka ay dawladda Qatar keentay dalka oo maanta la qaybiyey.

MUQDISHO-31-5-2022-Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa bogaadiyay, gargaarka ay dawladda Qatar keentay...

SAWIRRO:Imtixaaankii dugsiyada dhaxe ee Galmudug Ee Gobolka Mudug oo maanta lasoo gaba-gabeeyay.

 Muqdisho-31-5-2022 – Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada Maamulka Galmudug oo ay wehliyeen Agaasimaha guud ee wasaaradaasi iyo masuuliyiin kale ayaa maanta soo xiray imtixaanaadkii...

DAAWO:Wasiirka Diinta iyo Awqaafta XFS, Cumar Cali Rooble, ayaa dalka sacuudiga kula kulmay dhigiisa dalkaasi.

Muqdisho-31-5-2022-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee XFS  iyo Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ee dalka Sacuudi Caraabiya oo shir ku yeeshay magaaladda barakeysan Ee Makkah...

Ugu Akhris Badan