Sawiro

DHAGEYSO:Waxaa Maanta Deegaanada Puntland ka bilaabanaya imtixaankii shahaadiga ah ee fasallada 8aad iyo 12aad.

Guud ahaan Degmooyinka iyo deegaanada maamulka puntland  ayaa waxaa  maanta looga Fadhiisanayaa imtixaanka shahaadiga ah ee Fassalada 8aad iyo 12aad ee dugsiyada sare iyo...

Madaxweyne Hassan sheikh oo dowladda Imaraadka carabta uga mahadceliyey garab istaaga umadda soomaaliyed .

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kula kulmay Danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Al Cusmaan. Madaxweyne...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo caawa Qaabilay Danjiraha dalka Taliyaaniga Amb Alberto Vecchi.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliso Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY ERGEYGA GAARKA AH EE MIDOWGA YURUB U QAABILLASAN GEESKA AFRIKA.

Muqdisho, May 25, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kulan kula qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ergeyga Gaarka ah...

Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka sida oo waaran soo qabasho ah u jartey Saraakiil ka qayb qaatay weerarkii Dhuusamareeb ay kusoo...

Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka sida qeybtayda Galmudug ayaa waaran soo qabasho ah u jartey Saraakiisha hoos ku xusan oo ka qayb qaatay...

Ugu Akhris Badan