Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo kormeer shaqo ku tagey wasaaradda maaliyadda maamulkaasi “Sawirro”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo ka Duulaya ka miro dhalka Wax ka ogaanshiyaha Dadaalada Loogu adeegayo Shacabka...

Ciidanka Xoogga oo Shabeellaha Hoose ku dilay horjoogayaal ka tirsan argagixisada Al-shabaab.

Ciidanka kumaandooska ayaa howl-gal ay ka sameeyeen deegaanka daarusalaam gobolka shabeelada hoose ku dilay maleeshiyaad iyo horjoogayaal argagixisada katirsan. Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed iyo siihayaha xilka Wasiirka gargaarka oo kormeer ku tagay Afgooye+Sawirro.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Koonfur-Galbeed Soomaaliya mudane, Cali Saciid Fiqi, sii hayaha xilka Wasiirka Gargaarka Dowladda Federaalka Soomaaliya mudan, Xamza Saciid Xamza iyo Goddoomiyaha Gobolka...

Xoogga dalka oo burburiyay saldhig qaraxyada lagu farsameeyo.

Ciidamada Xoogga gaar ahaan kuwa Danab ayaa maanta howl-gal qorsheysan oo ay ka sameeyeen deegaanka Gendershe ee gobolka shabeellaha hoose waxa ay ku bur...

Ciidanka Danab oo soo furtay in ka badan 30 caruur ah.

Ciidamada Xoogga Dalka qeybtiisa Kumaandooska ee Danab ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Dagmada Kuntuwaarrey ee Gobalka Shabeellada hoose waxey ku soo furteen...

Ugu Akhris Badan