Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Waxbarshada Ceel-Berde Oo Codsaday in La Bilaabo Dhismaha Xarunta Dugsiga Sare Ceel-Berde “Sawirro”

Guddoomiyaha Dhinaca Waxbarashada Degmada Ceel-Berde mudane Maxamed Sh. Xuseen Xaaji Cumar ayaa sheegay in baahi deg deg ah loo qabo in ay ardayda soo...

Dowladda Hoose Ee Xudur Oo Olole Nadaafadeed Ka Sameysay Gudaha Suuqa Caanaha ‘Sawirro’

Maamulka Dowladda Hoose ee degmada Xuddur, ayaa maanta olole nadaafadeed ka sameeyay suuqa caanaha lagu iibiyo ee magaalada, halkaas oo ay ka jirtay nadaafad...

Imtixaanaadka Fasallada 8-aad Ee Ceel-Berde Oo La Soo Gabogabeeyay “DHAGEYSI, SAWIRRO”

Waxaa Si rasmi ah u soo Gabo gaboobay Imtixaanaadka heerka dugsiyada dhexe ee gaar ahaan ardayda ku dhaqan magaalada Ceel-Berde ee Gobalka Bakool. Imtixaanka Heerka...

Maxkamadda Ciidamada oo dib u siisay Xurriyadooda rag uu ku jiro guddoomiye ku xigeenkii Afgooye

Muqdisho (SNTV)- Ismaaciil Aadan Cadow, Cabbdikariim Nuur Maxamuud, Cabdi Jaamac Cabdi iyo Daahir Cali Cabdi ayaa loo soo xiray in ay ku lug la...

Xukunka Askari u dilay xoogsade in uu ku beer fasho

Muqdisho (SNTV)- Dable Xoogga Dalka Cabdiraxmaan Cabdulle Hilowle ayaa loo heystaa dilka Allaha Unaxariiste Marxuum Xuseen Axmed Cabdulle iyo  dhaawaca Yaasiin Geedow Xuseen kadib...

Ugu Akhris Badan