Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed iyo siihayaha xilka Wasiirka gargaarka oo kormeer ku tagay Afgooye+Sawirro.

Date:

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Koonfur-Galbeed Soomaaliya mudane, Cali Saciid Fiqi, sii hayaha xilka Wasiirka Gargaarka Dowladda Federaalka Soomaaliya mudan, Xamza Saciid Xamza iyo Goddoomiyaha Gobolka Shabeellada hoose, Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa kormeer ku tagay xaafadaha uu ku fatahay wabiga Shabeelle ee Degmada Afgooye.

Wafdiga ayaa  indha-indheyn ku sameeyay Isbitaaalka Degmada Afgooye oo iminka shaqeynaya iyo Buundada, waxanay sidoo kale kormeereen qaar ka md ah xaafadihii ay Biyaha saameeyeen.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...