Gobollada

Madaxda Galmudug oo Kulan ku aadan muhiimada golayaasha deegaanka uqabatay dadka reer caabudwaaq

Jimce 3 Bisha August (SNTV):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Dawlad Goboleedka Galmudug Maxamed Xayir Nuur oo ay wehliyaan Xildhibaanno ka tirsan...

Tababar ku saabsan adeegsiga Korontada oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho-(SNTV)-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Soomaaliya ayaa Maanta tababar Afar Cisho socon doona ugu furtay Magaalada Muqdisho, xubno ka kala socda Dowladda dhexe, maamul...

Xukuumadda Soomaaliya oo daah-furtay habka Mideynta Canshuurta

Muqdisho (SNTV) Kulankaan wadatashiga ah ayaa ahaa mid looga hadlayey habka Mideynta Canshuuraha Dalka iyo ka doodista Canshuuraha laga qaado shaqaalaha iyo macaashka ganacsiga iyo...

Madaxweyne Farmaajo oo dalka ku soo laabtay kaddib Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee Brussels

Muqdisho, 19 Luuliyo 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib shirkii miro dhalka ahaa ee...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya oo furay fadhigga 1-aad ee shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee Brussels

Brussels(SNTV) :–Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyey fadhiga 1aad ee furitaanka Madasha Iskaashiga Soomaaliya oo maanta ka furmay...

Ugu Akhris Badan