Gobollada

Shirka arrimaha Soomaaliya ee Brussels oo furmay

Brussels (SNTV)-Magaalada Brussels ee Xarunta dalka Belgium-ka, waxaa ka furmay shirka Somali Partnership Forum oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya, kaasi oo soconaya 16-ka ilaa...

Shirka Horumarinta Soomaaliya oo maanta ka furmaya magaalada Brussels ee dalka Belgiumka

Muqdisho(SNTV);- Waxaa maanta magaalada Brussels ee dalka Belgiumka ka furmaya shirka caalami ah oo inta badan diirada lagu saarayo xaaladda Soomaaliya sida Amniga,siyaasadda doorashooyinka...

Shir looga hadlayey wada shaqeynta Wasaaradaha Beeraha Dowladda Dhexe iyo Dowlad-goboleedyada oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (SNTV) Shirkaan oo looga la hadlayay sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen Wasaaradda Beeraha ee dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa waxaa kasoo...

Shir looga hadlayay sare u qaadidda ganacsiga Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Muqdisho-(SNTV)-Waxaa Shalay oo Khamiis ahayd lagu soo gabagabeeyay Magaaladan Muqdisho Shir looga tashanayay sidii ganacsiga soomaaliya kor loogu qaadi lahaa oo ay soo qaban...

Shirkii u dhaxeeyay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Hay’adaha ku shaqada leh siyaasadda oo soo xirmay

Muqdisho-(SNTV)-Shir wadajir ah oo u dhaxeeyay Hay’adaha u xilsaaran Siyaasadda dalka iyo Guddiga Farsamo ee Wadaxaajoodka Arrimaha Federaalka oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha...

Ugu Akhris Badan