Aqalka Sare

aqalka sare oo ansaxiyay qaraar laga soo saaray lacagta laga qaado xujeyda

Kulanka maanta ayaa waxaa shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi oo ay garab fadhiyeen Labadiisa ku-xigeen,waxaana warbixin looga dhageystay Guddiga...

Gudoomiyaha Aqalka Sare “si loo gaaro Midnimo dhab ah waa muhiim in la helo dib u heshiisiin dhab ah”

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/laahi ayaa sheegay inay Soomaaliya tahay Qoys qura oo ayan sinnaba ku kala tegi karayn,...

Guddiga la socodka iyo dib u eegista dastuurka oo Muqdisho kula kulmay Ururada Bulshada Rayidka.

Kullan ka dhacay Xafiiska Guddiga la socodka iyo dib u eegista dastuurka ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay Arrimaha...

Gurmad Qaran oo soo gabagabeeyay howlahii caawinta dhaawacyadii Qaraxii Soobe

Munaasabad xalay ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa looga dhawaaqay in la soo gabagabeeyay howlihii Gurmadka ahaa ee uu waday Guddiga Gurmad Qaran ee Qaraxii...

Gudoomiyaha aqalka sare oo sheegey in muhiim ay tahey in la dhiso akadeemiyada fanka iyo suugaanta

Guddoomiyaha golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/laahi ayaa xukuumadda u soo jeediyay in ay ku dedaasho hir-gelinta xarumaha Akadeemiyada Cilmiga...

Ugu Akhris Badan