Aqalka Sare

Deg Deg: Madaxweynaha oo amray in la baaro falkii lagu galay guriga Senator Cabdi Qeybdiid

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka jawaabay fal sharci darro ah loo ciidammo ay maanta ku galeen hoyga Senator...

Xaflad lagu Dooranayey Gudoomiyaha Haweenka Dumar kujira Aqalka Sare oo ka dhacday Xarunta Aqalka Sare+ Sawirro.

Doorashadan waxaa ku tartamaya Sagaal Gabdhood oo Aqalka Sare kamida kuwaas kala doonaya Gudoomiye, kuxigeenkiisa koowaad iyo kuxigeenka labaad iyo Xogayaha Gudiga. Waxaa ku guuleysatay...

Golaha Aqalka Sare oo Ansaxiyey Xubin kamid noqonaya Gudigga Dib-u-eegista Dastuurka KMG ah

29 Mudane ayaa codka kalsoonida siiyey Abuukaate Muumino Sheekh Cumar, taas oo Xubin ka noqoneysa Gudiga Dib-u-eegista iyo Hirgalinta Dastuurka kadib hortagitaankeedii Golaha Aqalka...

Ugu Akhris Badan