Aqalka Sare

Guddoomiyaha Aqalka sare oo soo bandhigey buug lagu magacaabo heybso dhaqankaada

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa Ardayda Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed u soo bandhigay Buug uu qoray oo...

Cabdi-Xaashi oo qaabilay Michael Keating (Sawirro).

Kulankaan ay wada qaateen Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi iyo Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee...

munaasabadda xiritaanka aqalka sare oo Muqdisho lagu qabtay

Munaasabad lagu soo xerayay kalfadhiga 2aad ee golaha aqalka sare ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb galeen Guddoomiyaha Aqalka sare...

Kalfadhiga labaad ee Aqalka sare oo la soo xiray

Ajendaha Golaha waa dhageysiga warbixin ku saabsan Arrinta Xuduuda ee Degmada Beled-xaawo iyo Xiritaanka Kalfadhiga 2-aad ee Golaha Aqalka Sare. Senater Cabdullaahii Sheekh Ismaaciil (Fartaag)...

Golaha Aqalka Sare oo maanta ka doodaya habraaca xeerka Miisaaniyadda Dowladda ee 2018.

Mudanayaasha  Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta ay yeehsaan kulankoodi caadiga ahaa,kaasi oo ay kaga kadlayaan howlaha...

Ugu Akhris Badan