Ciidammada Xoogga Dalka iyo daraawiishta Jubbaland ayaa 15 ka tirsan argagixisada al-shabaab ku dilay midna nolosha ku qabtay hawlgal ay ka fuliyeen deegaanka Bandar-adiid...
Weerarrada iyo howl-gallada ka dhanka ah Argagixisada Al-Shabaab ee haatan ka socda Gobolka Shabeellada hoose ayaa lagu wadaa dhowaan in lagu baahiyo Gobolka Sh/dhexe....