Amniga

Booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad oo fashiliyay Miino miino lagu aasay Shabellada hoose.

Booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa fashiliyay Miino nooca Dhulka lagu aaso oo la dhigay inta u dhaxaysa Siinka Dheer iyo...

Booliis Soomaaliyeed oo tababar la dagaallanka argagixisada ah uga socdo Turkiga.

Tababar ku saabsan la dagaallanka Argagixisada.ayaa magaalada Izmir ee dalka Turkiga uga socda ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed. Tababarkaan ayaa isugu jira burburinta iyo ka...

Soomaaliya oo ka qeybgashey shirweynaha Booliiska Afrika 

Shirkii 3-aad oo ay yeeshaan Booliiska Afrika ee loo yaqaano (Afripol) ayaa ka dhacay dalka Aljeeriya magaalo madaxdiisa Aljeris ,iyadoo shirkaasi ay qeyb ka...

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo dib u habayn lagu samaynayo

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas; Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar), ayaa sheegay in ay wadaan qorshe dib u dhis xooggan iyo qalabayn loogu sameynayo...

Macawiisleyda Gobolka Hiiraan oo Al-shabaab Hub ka furtay kana dilay malleeshiyo badan.

Waxaa sii kordhaya dagaalka kacdoonka shacabka iyo Al-shabaab u dhexeeya, iyadoo hub looga furtay argagixisada dagaal ka dhacay gobolka Hiiraan. Warar lagu kalsoon yahay oo...

Ugu Akhris Badan