Amniga

Horjooge ka tirsanaa Shabaab oo isi soo dhiibay

Hor-joogahan oo uu Magaciisa Af-garashadu ahaa Seyfu-Laah, ayaa sheegay in uu ka tanaasulay fikirkii gurracnaa ee Argagixisada, wuxuuna codsaday in la cafiyo, haatanna uu...

Maxkamadda ciidanka oo maanta xukuno riday. {VEDIO}

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku riday Xasan Cali Barre, halka xabsi daa’in ay ku riday...

Wasiirka amniga XFS oo ka hadlay amniga Galmudug.

Wasiirka amniga XFS mudane Maxamed Abuukar Islaw oo maanta hadal ka jeediyay shirka dib -u-heshiisiinta Galmudug ee Dhuusamareeb ka socda ayaa ka hadlay arrimo...

Guddiga amniga ee Golaha Shacabka oo ka hadlay doorka Golaha ee la xisaabtanka hay’adaha nabadgelyada

Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga amniga iyo arrimaha gudaha ee Golaha Shacabka ahna ku-simaha Guddoomiyaha, Xildhibaan; Maxamed Cabdulle Faarax Geesey iyo Xildhibaan Axmed Ismcaaciil oo xubin...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Saldhigga Booliiska Iyo Xarumaha Ciidamada Danab Iyo Nabad-sugiddu Ay Uga Sugan yihiin Dhuusamareeb

Khamiis, September 05, 2019–Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeeray saldhigga Booliiska Dhuusamareeb iyo xarumaha ciidamada kumaandoosta Danab iyo...

Ugu Akhris Badan