Amniga

DAAWO:Taliska Ciidanka Nabad galyada Wadooyinka Gobalka Mudug oo digniin adag u diray Darawalada gaadiid ka xeeya.

MUQDISHO-JUUN-20-6-2022-:Taliska ciidanka booliiska nabad galyada wadooyinka gobalka Mudug  ayaa sheegay in ciqaab adag ay la kulmi doonaan gaadiidka lagu qabto iyagoona wadan taraakiida aqoonsiga...

Maamulka Gobalka Mudug oo gacanta ku dhigay ehelada eedeysanayaal loo heysto dil kadib markii ay baxsadeen dadkii Falkaas geystay.

MUQDISHO-JUUN-20-6-2022-:Maamulka Gobalka Mudug oo gacan ka helaya ciidamada nabad sugida iyo Booliiska gobalka Mudug oo maal-mahaanba waday dadaalo la xariira sidii gacanta loogu soo...

DHAGEYSO:Argagixisada Al-Shabaab oo dadka reer Ceelbuur kala wareegtay isbitaal ay dhowaan ku dhisteen olole isku tashi ah.

MUQDISHO-JUUN20-6-2022:Kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa si xoog ah kula wareegtay isbitaalka guud ee degmada Ceelbuur, halkaas oo ay dhigeen dhaawacyo aad u badan...

SAWIRRO:Maamulka Dhuusamareeb oo gurmad gaarsiyey Degmada Baxdo.

MUQDISHO-JUUN-2022:Gudoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ahna Duqa caasimada Galmudug mudane Abdirahman Ali Mohamed"Geedaqorow"oo ay wehliyaan gudoomiyaha Gobolka Galgaduud iyo wasiiro kamida xukumada Galmudug ayaa maanta gaaray...

Maamulka Baxdo oo soo bandhigay meydadka xubnihii argagixisada looga dilay dagaalkii shalay, saanad ciidan iyo maxaabiis nool.

MUQDISHO-JUUN18-6-2022:Maamulka degaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud iyo saraakiisha ciidamada qalabka sida ee ku sugan degaankaas ayaa maanta goob fagaare ah ku soo bandhigay, meydadka...

Ugu Akhris Badan