Amniga

DHAGEYSO:Maamulka Magaalada Buula-berde oo sheegay in ay isugu darsameen Abaaro daran iyo go’doominta ay galiyeen Magaaladaas Argagixisada Al-shabab.

MUQDISHO-JUUN18-6-2022-:Guddoomiyaha Magaalada Buulo Burte ee gobolka Hiraan mudana u go’doonsan halkaas Argagixisada Al-shabaab ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka Nolosha ah ay ka...

Madaxtooyada Galmudug Oo War Kasoo Saartay Dagaalkii Maanta Lagu Jabiyay Argagixisada Alshabaab.

War Qoraal ah oo kasoo Baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa lagu Bogaadiyay Shacabka Geesiyaasha ah ee Saaka Casharka U Dhigay Nabad diidkii soo Weeraray Baxda. Qoraalka...

Ciidamada Galmudug iyo dadka deegaanka Baxdo oo waxyeello Culus u geystay Al-Shabaab

Wararka ka imaanaya magaaladda Baxdo ayaa sheegaya in dadka deegaanka iyo ciidamada maamulka Galmudug ay iska caabiyay weerar ay kooxda argagixisada Al-shabaab ku soo...

Maxkmadda Ciidanka Oo Xukun ku wada Riday Lamaane ka Tirsanaa Kooxda Daacish..

 Dayib Macalim Maxamed Xasan iyo Xaliimo Cabdi Mursal Ibraahim ayaa loo wada haystaa in ay ka tirsan yihii Daacish. Dayib ayaa ku Eedeysan Samaynta Qaraxyada...

Howlgalka Midowga Yurub oo Qalab Ciidan Kuwareejiyay Wasaaradda Difaaca Qaranka+SAWIRO

Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Taliska ciidanka xoogga ayaa agab ciidan oo casri ah kala wareegay howlgalka Midowga Yurub. Taliyaha ciidanka Lugta ee Soomaaliya...

Ugu Akhris Badan