Amniga

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku dilay horjooge Ajinabi ah kuna siifidaya deegaano hor leh.

Muqdisho(SNTV)- Ka dib howlgalo qorsheysan oo ciidamada xoogga dalka ay ka fuliyeen degaanada jubboyinka waxa ay ku guuleesteen xureeynta buundada Araare ee G/Jubbada Hoose. Buundada Araare...

Maamulka Gobolka Banaadir, Golaha Wasiirrada XFS iyo Hay’adaha Amniga oo ka wada hadlay Amniga Caasimadda

Muqdisho(SNTV:-– Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa uga mahadceliyey Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hay’addaha Amniga iyo bulshada...

Guddoomiye Tuulax “Waxaan u baahanahay Muqdisho oo ammaan ah”

Muqdisho (SNTV) Guddoomiye ku-xigeenka amniga ee Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa ku amaanay ciidamada amniga dadaallada ay ugu jiraan xaqiijinta Nabad gelyada Caasimadda, isagoo...

Taliyaha CXD oo Tababar u furay cutubyo ka tirsan Ciidanka Ururka 60-Aad ee Ilaalada Madaxtoyada Qaranka

Muqdisho(SNTV):–Taliyaha ciidanka xoogga dalka General C/wali Xuseen jaamac Gorod oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka ayaa tababar u furay cutubyo ka...

Agaasimaha Guud ee Hay’adda HSJ oo kulan la qaatay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaliya

Muqdisho(SNTV):–Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Col. Mohamed Adam Kofi ayaa kulan la qaatay safiirka dalka Turkiga u fadhiya Soomaliya Olgan Bekar. Kulankan...

Ugu Akhris Badan