SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Soomaaliya oo mar kale codsatay in laga cafiyo deymihii lagu lahaa.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa rajo wanaagsan ka muujisay in laga cafiyo deymihii lagu lahaa Soomaaliya muddo ku dhow 30 Sano, ka dib markii ay...

Jabuuti oo kaalimaha hore ka gashay dalxiiska Dunida.

Dalka jabuuti ayaa kaalimaha hore ka galay Dalxiiska Caalamka, ka dib markii uu Golaha midowga Yurub u qaabbilsan dalxiiska iyo ganacsiga ay Magaalada Jabuuti...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka qeyb galay Shir weyne u dhaxeeyey Talisyada Ciidanka Africa iyo Mareykanka.

Magaaladda Abuja ee dalka Nigeria, ayaa waxaa lagu soo gabo gabeeyey shir weyne socday muddo seddex maalin ah, kaasi oo u dhaxeeyey Talisyadda Ciidanka...

Shir lagu diyaarinayo Istiraatiijiyadda Waxbarashada Madaniga oo muqdsisho lagu soo gabagabeeyay

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya AVV Xuseen Cabdi Cilmi ayaa maanta Muqdisho ku soo xiray shir afar maalin socoday...

Gudiyada Dastuurka dalka oo warmurtiyeed soo saaray

Madasha gudiyada dastuurka ee baarlamaanada  heer federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa waxaa laga soo saaray war murtiyeed waxaana ka soo qayb galay siihayaha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...