Shir lagu diyaarinayo Istiraatiijiyadda Waxbarashada Madaniga oo muqdsisho lagu soo gabagabeeyay

Date:

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya AVV Xuseen Cabdi Cilmi ayaa maanta Muqdisho ku soo xiray shir afar maalin socoday oo lagu diyaarinayay Istiraatiijiyadda Waxbarashada Madaniga, Wacyigelinta Dadweynaha, iyo Latashiyada Dadweynaha ee dib-u-eegista Dastuurka.

Shirkaan ayaa waxa ay ku barteen marti sharaftii ka soo qeyb gashay sida ay ugu shaqeysan karaan tiknoolajiyada hormarsan.

gabagabadii ayaa wasiir ku xigeenka wasaaradda dastuurka soo xiray shirkii muda afarta malmood socda, waxa uuna u mahadceliyay martida sharafta ka soo qeyb gashay ugu danbeeyna wuxuu ugula dardaarmay in shacabka ay aqristaan dastuurka dalka.

wasaaradda dastuurka dalka ayaa ku howlan sidii loo hormarin lahaay dastuurka dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr....

Kulan loogu duceeyay shuhadadii naftooda u huray qaranka Soomaaliyedd ee CXD oo lagu qabtay Muqdisho

Wasiirrada Gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi, Waxbarashada, Dhaqanka iyo Tacliinta...

Kaaraan oo kaalinta 3-aad ka gashay Tartan Cilmiyeedka Ramadaanka ee Warbaahinta Qaranka

Tartamayaasha Degmada Kaaraaan ayaa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee...

Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka XFS oo UK lagu soo dhaweeyey

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda...