Home Blog Page 952

Donald Trump oo ku hanjabay in dowladiisu weerari doonto 52 goobood oo Iiraan leedahay.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Iran ugu goodiyay inay weerari doonaan 52 goobood haddii, Iran soo hujoonto Mareykanka ka dib dhimashadii Janaraal Qassem Soleimani oo ah taliyaha guutada Quds iyo hogaamiye Maleeshiye Ciraaqi ah.
Trump oo aysan ka muuqan wax dadaalo ah oo lagu qaboojinayo xiisada gobolka ayaa Twitterka ku soo qorey hadalkan, isagoo digniin adag u direy xukuumadda Tehran. ” Mareykanka ma doonayo in loo hanjabo!” ayuu yiri Trump.
52 weerar ayay noqon doonaan 52 qof ee Amerikanka ahaa ooIran u afduubnaa 444 maalmood, kuwaas oo laga qabsaday safaaradda Mareykanka ee Tehran bishii November sanadkii 1979.
Xiisada u dhexeysa Iran iyo Mareykanka ayaa cirka isku shareertay ka dib dilkii jimcihii Mareykanka u geysteen taliyaha guutada Quds iyo madaxa maleeshiyaadka shiicada ee dalka Ciraaq Abu Mahdi Al muhandis.
Dhowr gentaal ayaa gudaha iyo agagaarka Baghdad ku dhacay oo ay ku jiraan deegaanka si aadka ah loo ilaaliyo ee green Zone iyo saldhiga Balad oo ay joogaan ciidanka Mareykanka.
Lama soo sheegin in khasaare geysteen duqeymahaas, sida uu sheegay afhayeen u mahadlay militiriga Mareykanka, Colonel Myles B Caggins. isagoo intaas ku daray in aysan jirin wax dhaawac ah oo soo gaaray ciidankiisa balse waxaa jira waxyeelo soo gaartay shacabka Ciraaq.
Caaga cagaaran oo sida aadka ah loo ilaaliyo waxaa ku yaalo safaaradaha dalalka caalamka oo tan Mareykanku kamid tahay.
Labo gentaal oo lagu magacaabo Katyusha ayaa lagu dhuftay saldhiga Balad oo ku yaala waqooyiga Baghdad halkaas oo fadhiisan u ah ciidanka Mareykanka, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan militiriga Ciraaq. Ilaa iyo hadda ma jiro cid sheegatay mas’uuliyadda weerarkaas.
Safaaradda Mareykanka ee Baghdad iyo 5,200 ee askari Mareykanka ka jooga Ciraaq ayaa bilihii u dambeeyay waxaa ay wajahayeen duqeymo, hase yeeshee Washington waxay ku eedeysay in ay mas’uul ka yihiin dowladda Iran iyo xuladadeeda Ciraaq ku sugan.
Bishii hore, hal weerar oo ka dhacay waqooyi Ciraaq ayaa waxaa lagu dilay qandaraasle Mareykanka ah, taas oo keentay in weerar aar goosi ah oo Mareykanku qaadeen lagu dilo 25 maleeshiyo oo ka tirsan kooxd gacan saar la leh Iran.
Gholamali Abuhamzeh, oo kamid ah saraakiisha sare ee ilaalada kacaanka Iran ayaa sheegay in Tehran ay ciqaabo doonto Mareykanka meel kasta oo ay ku arkaan isagoo muujiyay in ay beegsan karaan maraakiibta gacanka isaga kala goosha.
Maleeshiyaadka Ciraaqiga ah ee Kataib Hezbollah ayaa ciidanka Ciraaq uga digay in aysan u dhowaanin saldhigyada Mareykanka isla markaana u jirsadaan kumanaan mitar, sida uu baahiyay telefishinka Mayadeen oo raacsan kooxda Xisbulah ee Lubnaan.
Jimcihii, hogaamiyaha ruuxiga ah dalka Iran Ali Hosseini Khamenei ayaa sheegay in dhimashada Soleimani ay muujin doonto awooda Iran u leedahay in ay iska caabin karto Mareykanka iyo Israel.
Iyadoo laga duulayo walaac amni ka dib weerarkii Jimcihii Xufalada NATO iyo howlgalkii kale oo Mareykanka hogaaminayay oo lagu tababarayay ciidanka Ciraaq in la joojiyay, sida ay sheegeen saraakiil.
Mareykanka ayaa xulafo dhow la ahaa Ciraaq tan iyo 2003 markii duulaan Mareykanka hogaaminayay xukunka looga tuurey hogaamiyihii dalkaas Saddam Xusen, laakiin sanadihii dambe Ciraaq waxay ku dhowaanaysay siyaasadda Iran.
Ninka bedeli kara al-Muhandis, oo lagu magacaabo Hadi al-Amiri, oo ka hadlayay janaazada taliyaha ayaa sheegay in qiimaha dhiiga kuwa sharafta leh uu keeni doonto in ciidanka Mareykanka ka baxaan Ciraaq isla markaana noqoto dal leh siyaadadiisa dhamaan.
Barlamaanka Ciraaq ayaa maanta leh kulan aan caadi aheyd oo looga hadlayo sidii ciidanka Mareykanka looga saari lahaa dalka, dad badan oo Ciraaqi ah ayaa ka careysan tallaabada Washington ee ku aadan dilka labo hogaamiye ayagoo ka baqaya in dhibaato kale wadanka lugaha la galo.
Janaraal Qassem Soleimani, oo 62 sano jir, ayaa ahaa taliye militiri oo maqaamkiisa aad u sareeyo isagoo madax u ahaa guutada ka tirsan ilaalada kacaanka Iran ee dibada ka howlgasha, isagoo mas’uul ka ahaa in saameynta Iran ku faafto guud ahaan bariga dhexe.
War ka soo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha dalka Ciraaq Adel Abdul Mahdi ayaa lagu sheegay in khadka telefoonka ku wadahadleen isaga iyo dhaxal sugaha dalka Sacuudiga Mohammed bin Salman waxay ka wada arinsadeen xaaladda adag Ciraaq iyo gobolka uu iminka wajahayo.

W/D/ Cali BK

Hot Latina Female – Images and Video clips

0

It seems like you can not go anywhere these days with out seeing some kind of sexy Latin women photography on the side of a refrigerator or perhaps on the wall membrane of a neighborhood coffee shop. In fact that hot Latin girls can be seen everywhere from on television to inside the magazines. They may have even been featured in videos as well. The simple fact that women start to become more open and honest about who they are and where offered from is making the whole culture even more visible. The greater people are wide open and honest about themselves and their lives, the easier it truly is for other folks to recognize all of them in public. When you can realize them, it can be much easier to generate assumptions info based on what they are wearing and what they are expressing.

Sexy Latino woman stock photos. three or more, 691 no cost sexy Latin women stock photos can easily be bought royalty free of charge. You can search the internet and find as many sexy girls pictures just like you want. If you want to waste your time and energy looking through countless websites to get photos, additionally there are free online inventory photography sites. These sites can present you with as many sexy photos because you need for just a couple of dollars. You could then have the ability to pic these images out and take them residence with you, as well as to keep on your computer.

Another great source of sexy photos of women in Latin America is the net itself. There are plenty of websites which have been dedicated to providing you with sexy photographs of women in Latin America. You will be able to think about hundreds of photographs as well as short videos of women in the country. And a lot of these sites also have argentine woman forums you choose to be able to connect to other subscribers who may be interested in everything you are viewing. So if you are looking for an online resource, an online site to book mark and share with others, or maybe a place to try to find sexy photos of women in Latin America, it is possible to look for all of these things. Just do a quick search online designed for sexy Latino woman stock photos or other conditions such as “sexy latino” and you should be pleasantly surprised about the number of spots you will be able to get your ideal sexy picture. in just a couple of minutes.

Ra’iisul wasaaraha oo Dhuusamareeb kula kulmay Odoyaasha Dhaqanka ee Xeraale iyo Huurshe

0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane; Xasan Cali Khayre, ayaa Magalaada Dhuusameeb kula kulmay Maanta Odayaasha dhaqanka degaanka Xeraale ka xog wareystay sida uu u dhaqan galay heshiiskii nabadeed ee Dadka reer Xeraale iyo Huurshe.

Odaayasha ayaa Ra’iisul Wasaaraha Dalka u sheegay in heshiiskaas uu guulaystay, haatanna Dadku ay ku noolyihiin nabad iyo degganaasho.

Mudane; Xasan Cali Khayre, ayaa uga mahadceliyay Odoyaasha dhaqanka iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada sida wanaagsan ee ay uga shaqeeyeen howlaha nabadaynta, wuxuuna kula dardaarmay in la sii xoojiyo dib u heshiisiinta iyo wada noolaanshaha.

    

Qunsulka Soomaaliya u fadhiya Sacuudiga oo booqday Maxaabiis ku xiran Jiddah

0

Qunsulka Soomaaliya u fadhiya Dalka Sacuudi Carabiya , Ilyaas Sheekh Cumar, ayaa booqasho ku tagay Xabsiga Shimees ee Magaalada Jiddah ee dalka Sucuudiga,halkaas oo ay ku jiraan maxaabiis Soomaaliyeed,taasi oo qeyb ka ah fulinta balanqaadyo uu sameeyay ee ah in muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalkaasi jooga ay helaan adeegii ay qunsuliyadda uga mas’uulka ahayd, mar uu u waramay Wakaaladda(SONNA) goor sii horeysay.

Ujeedka booqashadiisa Amb Ilyaas Sheekh Cumar uu ku tagay xabsiyada ayaa la xiriirta sidii uu u raadin lahaa xuquuqda maxaabiista Soomaaliyeed ku jirta xabsiyada Dalkaasi Sucuudiga, waxaana halkaasi kusoo dhoweeyay madaxa Qunsuliyadda Soomaaliyeed ee Shimeys, Cabdlalla Xaaji, Agaasimaha Xarunta, Janaral Usaama Bin Millaax, Agaasimaha Xafiiska Wasaaradda arrimaha dibadda ee xarunta Shimeys,  Al-Sayed Qaliil Bin Axmed iyo mas’uuliyiin kale.

Qunsulka, ayaa intii uu halkaasi ku sugnaa aad ugu kuur-galay xaaladda nololeed iyo tan caafimaad ee muwaaddiniinta Soomaaliyeed ee ku jira Xabsiga Shimeys,wuxuuna madaxdii uu la kulmay uu kala hadlay sidii loogu fududeyn  lahaa arrimohooda,islamarkaana ay aqbaleen in dadkaasi maxaabiista ah hadii la qabto ay muddo maalmo kooban gudahood ay dalkoodi hooyo ku soo celiyaan.

Wakaaladda Wararka(SONNA) ayaa la xiriirtay Amb; Ilyaas Sheekh Cumar si ay xog badan uga ogaato marxaladda ay ku sugan yihiin maxaabiistaasi iyo wixii uu la kulmay.

“Waxaan booqanay xabsiyada si aan u dabagalno xaaladda maxaabiista Soomalaiyeed oo aan cadaaladda deg-deg ah u raadinayno, mas’uuliyiintii aan la kulannay waxaan kala hadlay dhowr arrimood, sida in hadii muwaadin Soomalaiyeed la xiro uu deg-deg cadaalad u helo runtii waan isla qaadanay.

Amb; Ilyaas Sheekh Cumar, ayaa sidoo kale la kulmay mas’uuliyiinta Xarunta Xabsiga Shimeys ee Magaalada Jidda, iyagoo ka wada hadlay sii xoojinta wada shaqaynta Labada dhinac,isagoo halkaasi ku guddoonsiiyay abaalmarino la xiriira wadashaqeynta wanaagsna oo ay muujiyeen sida shahaado sharaf, wuxuuna Qunsulka si gaar ah ugu mahad celiyay Boqorka Dalka Sacuudiga iyo dhaxalsugahiisa cafiskii gaarka ahaa ee ay u fidiyeen muwaaddiniinta Soomaaliyeed ee iska bixin waayay Lacagtii dib u labashada ee halkaa ku xannibnaa.

Mas’uuliyiinta Dalka Sacuudiga ee uu la kulmay Qunsulka Soomaaliya ayaa waxay ballan qaadeen in muwaaddiniinta la keeno Xabsiga Shimeys ee Magaalada Jiddah ay Maalmo gudahood ugu fududeyn doonaan howlahooda.

Tani ayaa qeyb ka ah guulaha dhinaca diplomasiyadda oo ay soo hoysay dowladda Soomaaliya sanadihii ugu dambeeyay,waxaana dalka Sucuudiga uu yahayy dal muhiimad gaar ah u leh bulshada Soomaaliyeed iyo dowladooda.

W/soo diray: Wakiilka Warbaahinta Qaranka ee Sucuudiga(Cali Jaamac Cilmi(Calikuus)

        

Ciidanka Kenya oo dilay xubno ka mid ahaa Al-Shabaab

0

Ciidanka difaaca Dalka Kenya ee KDF loo yaqaan ayaa toogasho ku dilay Saacadihii lasoo dhaafay Afar ka mid ahaa Argagixisada Al-Shabaab, markii ay Waddada u dhexeysa Mombasa iyo Laamu u galeen Gaari Bas ah oo siday Dad Shacab ah.

Isku duwaha Gobolka Xeebta ee Dalka Kenya, John Elungata, ayaa sheegay in ay Ciidankoodu ku guuleysteen dilka Afartaasi xubnood, mid kalana ay Gacanta ku dhigeen isaga oo nool.

Malleeshiyaad ka tirsan nabad-diidka Al-Shabaab ayaa halkaasi dil iyo dhaawacba ugu geystay Dad Shacab ah oo saarnaa Gaari rakaab ahaa oo kusii jeeday Lamu.

Qasem Soleiman oo lagu dilay Baqdaad

0

Wasaaradda Gaashaandhiga Dalka Mareykanka ayaa sheegtay in ay duqeyn xagga Cirka ah ku dileen Madaxii Ciidamada xulka ah ee Quds Force , Qasem Soleiman, xilli uu la socday raxan Gaadiid ah oo marayay meel aan ka fogeyn Garoonka Diyaardaaha ee Magaalada Baqdaad.

Jeneraal; Qasem Soleiman ayaa ahaa madaxa cutub kamid ah Ciidanka ilaalada kacaanka Waddanka Iiran ee lagu Magacaabo Quds, kuwaas oo looga tala galay in ay ka howl-galaan meelo ka baxsan Dalkooda.

Weerarka ayaa sidoo kale lagu dilay Abu Mahdi al-Muhandis, oo ahaa taliye ku-xigeenkii Maleeshiyaadka Ciraaq ee taageerada ka hela Dowladda Iiran iyo xubno kale.

Duqeynta ay Diyaaradaha Maraykanka ka geysteen gudaha Dalka Ciraaq ayaa ahayd mid lagu  bartilmaameedsanayay kooxo taabacsan Dowladda Iiran oo xurguf ay kala dhexeyso xukuumadda Washington DC.

Cumar Filish “ Kama hari doonno kuwa Ubadkeenna sidaas u galay”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Filish), ayaa sheegay in uu Bulshada Soomaaliyeed la qeybsanayo xanuunka iyo murugada haysta, wuxuuna intaa ku daray in kuwa sidaa u galay ay yihiin Calooshood u shaqaystayaal u adeega shisheeye.

Cumar Filish, oo ka hadlayay bannaanbax ka dhan ah Argagixisada Al-Shabaab oo ka dhacay Magaalada Muqdisho sheegay ayaa in aysan ka hari doonin kuwa Ciidamada iyo Ubadka Soomaaliyeed sidaa u galay, Maalin walbana aysan ooyi doonin balse taasi dhiggeeda ay ka aarsan doonaan cadowga.

“Kama hari doonno kuwa Ubadkeenna iyo Ciidamadeenna sidaas u galay, waanan ka hadlay arrintaasi oo waxaan iri “ma ooyi doonnee waan aarsanaynaa.

Dadka hantiilayaasha iyo ganacsatada ayuu sheegay in ay ogaadaan Lacaha baadda ah ee laga qaado in lagu baabi’inayo Uabadkooda, wuxuuna ugu baaqay in ay iska diidaan dhaca ay ku hayaan Kooxda Al-Shabaab, isagoo sidoo kale Macallimiinta Dugsiyda ugu usoo jeediyay in ay Ardayda baraan Cadowgooda.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in bur-burkii nagu dhacay ay u sahashay cadowga in ay Dalka Soomaaliya soo galaan, iskuna diraan Wiil iyo Waalidkiis, sidaa daraaddeedna loo baahan yahay wacyi gelin dheeraad ah, wuxuuna ballan qaaday in ay Shacabka ku saacidi doonaan ka hortagga Al-Shabaab.

28-kii Desembar 2019 ayay ahayd markii qarax xooggan oo galaaftan nolosha ku dhowaad 80 Qof ay Kooxda Al-Shabaab ka geysatay Ex-Kontarool Afgooye, taas oo gil-gishay Quluubta Bulshada Caalamka ah.

How to get an Oriental Woman Profile Online

0

A profile of an Hard anodized cookware woman can include an extensive volume of specifics. The profile could contain photographs, which are taken by over and published to her account. Some people may have the ability to locate the girl’s contact information. This really is useful if they are looking to way the woman in person or know about her standard of living. There are a lot of main reasons why a person might want to learn more about an Oriental woman, but the most common valid reason is that they are searching for a romance.

Men usually find Asian women very attractive, and have a lot of self-confidence when it comes to nearing them. A guy who is drawn to the Oriental woman will be able to easily associated with girl comfortable with him. He can make use of his body gestures to make the lady feel comfortable and welcome, and she will certainly not hesitate to open up to him about her life. In terms of dating online, a lady might be afraid of www.blushingbrides.net/asia/from-vietnam the thought of approaching males. However , she’ll be convenient when your woman meets a man who she gets good about and incorporates a strong involvement in.

Finding an Cookware woman profile on the Internet can help a male get to know regarding her and find out if he’d be able to get along with her. The profile can possess detailed information about the woman’s profession, where she’s from, and other essential aspects. It might even consist of some interesting photos, which the man will take a look at. It is necessary to understand the fact that woman in the profile can be married or in a committed relationship, and that the girl may experience children. Nevertheless , the main reason why a guy wants to find away as much as they can about the woman is to make sure you establish a sustained relationship.

Abaal-marin La Guddoonsiiyay Arday Dhammeysatay Barashada Qur’aanka Ee Dalka Mareykanka “Sawirro” .

0

48 Arday oo Soomaali ah ayaa loo qabtay xaflad  qalin-jibin  ah ka dib markii ay soo dhaameysteen barashadda qur’aanka kariimka taasi oo ay soo diyaariyeen  Daladda ohio Dugsi Association daladdaas oo ay ku midoobeen dugsiyada qur’aanka ee ku yaaal dalka mareykanka .

Munaasabadda waxaa ka soo qeyb galay waalidiin, arday iyo martisharaf kala duwan oo lagu casuumay kuwaas oo farxadda la qeybsanayay ardayda dhammeysatay barashada qur’aanka kariimka ah.

Caruurtaan oo ah aad u yar yar kuna dhashay dalka mareynkanka ayaa ka kooban wiilal iyo gabdho intooda badan aad ka dareemaysay inuu ku dhacay is-bedel dhinaca ku hadalka Afka hooyo ee Soomaaliga balse waxaa wejiyadooda laga dheehan karayay farxad dhinaca horumarka ay gaareen.

Qaar kamid ah Waalidiinta oo ka hadlay madasha xafladda ayaa u mahadceliyay macallimiinta  ku soo dadaalay in ay ubadkooda soo gaaraan heerkan oo ay bartaan xifdinta qur’aanka kariimka qowlka eebbe.

Maamulka Daladda Ohio Dugsi Association oo ay ku midoobeen dugsiyada qur’aanka ee dalka Mareykanka ayaa aad u bogaadisay arday kuna dhiirigelisay ine horay usii wadaan  waxbarashadda.

Caruurta ku dhalata wadamadda shisheeye  oo aan ku hadlin Afka Soomaaliga  iyo Carabiga ayaa inta badan macallimiinta kala kulmaan dhib badan oo ah dhanka hingaadda iyo xuruufta labada luuqadood.

 

 

 

Banaanbax Ka Dhan Ah Al-Shabaab Oo Muqdisho Ka Dhacay

0

Banaanbaxani oo ahaa mid ballaaran oo uu soo qaban-qaabiyay maamulka gobolka Banaadir ayaa ka dhacay iskuulka tababarka ciidanka Booliska ‘General kaahiye’ weerarkaas ayaa waxa ku dhintay dad badan oo aanan waxba galabsan.

Iskusoo baxa ayaa waxa kasoo qeyb galay bulshadda qeybaheeda kala duwan  kuwaas oo ka kala yimid guud ahaan degmooyinka gobolka Banaadir, mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka waxaana looga soo horjeedaa qaraxii kooxda argagixisada Al-shabaab ay ku baneesteen dhiigga iyo maalka ummadda Soomaaliyeed.

Mudaaharaadayaasha ayaa sita boorar ay ku muujinayaan sida ay uga xunyahiin qaraxii kooxda Al-shabaab ay  ku dileen dad farabadan oo Sooomaaliyeed 28-kii bishii December sanadkii 2019, qaraxaasi oo ay mas’uuliyadiisa sheegatay Kooxda nabad diidka Al-Shabaab.