Maqaalo

Adeegsiga baraha bulshada oo ah mel ay ku kulman dadyoowga caalamka ku kala nool

Dadka ku nool dunidan ayaa waxay adeegsadan aaladaha kala duwaan ee lagu isticamaalo baraaha intarnetka Waxaa ka midah aaladaha ay dadka sidaa aadka ay uu...

Donald Trump oo ku hanjabay in dowladiisu weerari doonto 52 goobood oo Iiraan leedahay.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Iran ugu goodiyay inay weerari doonaan 52 goobood haddii, Iran soo hujoonto Mareykanka ka dib dhimashadii Janaraal Qassem Soleimani...

(Faallo) Maxaad ka taqaan xuska 20-ka Disember?

20-ka disember ,waa astaan ka mid ah maalmaha qaran ee loo dabbaaldego xusuusta dhaxalgalka ah ee umadda,gaar ahaan aasaaska ciidamada Boliiska oo ka mid...

Ka hortaggu waxa uu ka wanaagsan yahay xallinta dhibaatada (Warbixin)

Dal dhisan iyo dad isjecel waxaa la helaa marka  qof,qoys ama bulsho ay u istaagaan dhowrista deegaanka iyo ka hortagga wax kasta oo caqabad...

Dowladda Soomaaliya Waxaa Ka Go’an gaaridda Barta Guusha Deyn Cafinta

Dowladda Soomaaliya waxay dadaal ugu jirtaa sidii looga cafin lahaa daymaha uu caalamka ku leeyahay dalkeenna, si hadafkaasi loo gaaro Xukuumadda waxay dhowr mar...

Ugu Akhris Badan