Home Blog Page 641

Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal oo xilalkii u kala wareejiyay taliyihii hore ee saldhiga bartamaha Garowe iyo taliyaha cusub ee saldhigaas

0

MUQDISHO-18-6-2022-:Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal oo xilalkii u kala wareejiyay taliyihii hore ee saldhiga bartamaha Garowe iyo taliyaha cusub ee saldhiga.

Jaamacadaha Hope University iyo KUCJ Ee South Sudan oo kuwada saxiixday shalay Magalaada Muqdisho Heshiis Ku saabsan Iskaashi Waxbarsho

0

MUQDISHO-18-7-2022-:Jaamacadaha Hope University iyo KUCJ Ee South Sudan ayaa  shalay Magalaada Muqdisho ku  Saxiixdey Heshiis Ku saabsan Iskaashi Waxbarsho  Iyo Cilmi baaris.

(SAWIRO)Ciidamada DANAB oo gobolka Jubbada hoose ku dilay Horjogayaal katirsan Al-Shabaab kuwa kalana nolasha ku qabtay

Ciidanka Kumaandooska Danab XDS Gaar ahaan Ururka 5-aad Guutada 16-aad Danab ayaa Hawlgal Qorshaysan oo lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Argagixisada Al-shabaab ka sameeyey degaanka labakuus oo ka tirsan Gobolka Jubbada hoose.

Qaar ka mid ah dadkii ku soo dhaawacmay Qaraxii argagaxisada Al shabaab maanta ka fuliyeen magaalada Jowhar oo lasoo gaarsiiyay magaalada Muqdisho.

0
muqdisho-17-7-2022-:Qaar ka mid ah dadkii ku soo dhaawacmay Qaraxii argagaxisada Al shabaab maanta ka fuliyeen goobo shacabka uu ku badan yahay ee magaalada Jowhar ayaa lasoo gaarsiiyay magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Galmudug oo Guddoomiyey shir looga hadlayey amniga deegaanada maamulkaas

Muqdisho-17-7-2022:Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay shirka Golaha Amniga ee Dowladda Galmudug, kaas oo ka qabsoomay Aqalka madaxtooyada Galmudug.

Raisulwasaare Hamse Abdi Bare oo maanta qaabilay Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya

0

Muqdisho-17-7-2022:Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa la kulmay Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Alberto Vecchi, waxayna ka wada hadleen xoojinta iskaashiga labada dal.

MADAXWEYNAHA JFS XASAN SHEEKH MAXAMUUD IYO DHIGGIISA JAMHUURIYADDA JABUUTI ISMAACIIL CUMAR GEELLE OO KULAN YEESHAY

Muqdisho,Luulyo 17, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo si wadajir ah u qabtay shir jaraa’id ayaa si qotodheer uga hadlay ahmiyadda ay leedahay xoojinta xiriirka walaaltinnimo ee ka dhexeeya labada dal.

Qarax xoogan oo ka dhacay Magaalada Jowhar

Muqdisho-17-7-2022:Qarax aad u xooggan ayaa ka dhacay gudaha magaaladda Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhaxe, gaar ahaan hotel lagu magacaabo Nuur doob oo inta badan ay dagaan madaxda dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal oo xilalkii u kala wareejiyay taliyaha cusub ee saldhiga Burtinle iyo taliyihii hore ee saldhigaas

0

Muqdisho,17July 2022: Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal G/sare Xussen Cali Maxamuud oo xilalkii u kala wareejiyay taliyaha cusub ee saldhiga Burtinle iyo taliyihii hore ee saldhiga.

Madaxweynaha Jamuuriyada Jabouti oo Billad Sharafta ugu sarraysa dalkaasi guddoonsiiyey Xalay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud .

Muqdisho-Luulyo 17 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa caawa ka qeybgalay casho sharaf si heersare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Qasriga Madaxtooyada Jabuuti oo uu ku maamuusay Madaxweynaha dalkaas Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.