Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal oo xilalkii u kala wareejiyay taliyihii hore ee saldhiga bartamaha Garowe iyo taliyaha cusub ee saldhigaas

Date:

MUQDISHO-18-6-2022-:Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal oo xilalkii u kala wareejiyay taliyihii hore ee saldhiga bartamaha Garowe iyo taliyaha cusub ee saldhiga.

 

 

G/le Maxamuud Muuse Bile (Fardafuul) ayaa xilkii saldhiga bartamaha ku wareejiyay taliyaha cusub ee saldhiga bartamaha Garowe Dhame Mahad Axmed Maxamuud.

 

 

Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal G/sare Xussen Cali Maxamuud ayaa taliyaha cusub ee Saldhiga bartamaha Garowe faray inuu si wanagsan bulshada ugu shaqeyo shaqo hufnaan ku dhehan tahayna la yimaado.

 

 

Taliyaha qaybta Nugaal G/sare Xussen Cali ayaa sido kale taliyihii hore ee Saldhiga bartamaha G/le Fardafuul ku amaanay shaqadii adkayd uu soo qabtay iyo siduu bulshada ula shaqeyay.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

Kalfadhigii ugu horreeyay ee Guddiga Fulinta ee UN-Habitat ee...