Jaamacadaha Hope University iyo KUCJ Ee South Sudan oo kuwada saxiixday shalay Magalaada Muqdisho Heshiis Ku saabsan Iskaashi Waxbarsho

Date:

MUQDISHO-18-7-2022-:Jaamacadaha Hope University iyo KUCJ Ee South Sudan ayaa  shalay Magalaada Muqdisho ku  Saxiixdey Heshiis Ku saabsan Iskaashi Waxbarsho  Iyo Cilmi baaris.

Prof Najiib Sheikh Abdikariin oo ah guddoomiyaha Jaamacadda  Hope University ayaa heshiiskan iyo waxa uu yahey uga waramey warbaahinta qaranka COD.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xoghayaha cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo xilka la wareegay

Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka...

Midowga Afrika oo Cambaareeyay Isku Dayga Israa’iil ee Xadgudubka Madax-bannaanida JFS

Guddiga Midowga Afrika ayaa muujiyey walaac xooggan, waxayna si...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka ayaa maanta billaabay aqoon-isweydaarsi soconaya muddo toddobaad ah.

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ) ayaa maanta...

Munaasabad lagu dhaarinayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Beeraha Koonfur Galbeed oo ka dhacday Baydhabo

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed,...