Waxbarasho

Wasaaradda Waxbarashada Dugsiyada iyo Jaamacadaha dalka wax kama dhigi karo macalin aan heysan aqoonsiga wasaarada.

Xili wasaarada waxbarashada hidaha iyo tacliinta sarre ee dalku ay wado dadaalo lagu xoojinayo tayada aqoonta waxbarasho ee Jaamacada iyo dugsiyada dalka ku yaala...

Wax badan ka ogow maalinta calanka Soomaaliya 12-ka October.

Maantoo kale 12-kii October sanadkii 1954-tii ayeey aheyd markii ugu horreeysay ee la saaray Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, hasa yeeshee Calanka Buluugga ah ee u...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dhagax dhigay dhismayaal lagu kordhinayo Jaamacadda Ummadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane; Xasan Cali Khayre ayaa Maanta Dhagax dhigay dhismayaal cusub oo ay yeelanayso Jaamacadda Ummadda qeybteeda Caabuudwaaq. Dhismahan uu Ra’iisul...

Kulan looga hadlaya horumarka dhaqaalaha iyo waxbarshada Dalka oo Muqdisho lagu qabtay

Xubno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, maamul Goboleedyada Dalka iyo Saraakiil ka socota Bankiga Adduunka oo Maanta kulan ku yeeshay Muqdisho, ayaa ka wada...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo soo xirey Bandhig Carweedka Buugaagta Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo soo xiray bandhigga buugaagta Muqdisho, ayaa dhallinyarada qorayaasha ah ee Soomaaliyeed ku dhiirri...

Ugu Akhris Badan