Waxbarasho

Taxanaha Taariikhda Tacliinta Soomaaliya (qeybtii 2-aad)

Waxaan qeybtii hore kaga soo hadalnay Taxanaha Taariikheed ee Tacliinta Soomaalida ee Xilliyadii Gumeysiga, haddana waxaan ku soo qaadanayaa qormadaan Tacliinta Soomaaliya ee Xilligii...

Madaxweyne Xasan Sheekh” Dowladda waxay shaqaalaysiin doontaa 10 kun oo macallin si loo daboolo baahiyaha waxbarasho”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan sheekh Maxamuud ayaa balanqaadadiisii ololaha doorashada waxa ka mid ahaa kor u qaadida waxbarashada dalka iyo in...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo daah-furay Imtixaanka macallimiinta ee qaadaneyso Wasaaradda Waxbarashada

Raiisul wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa si rasmi ah u furay imtixaanka macalimiinta cusub ee u tartamayo seddex kun oo macalin oo...

Maalinta Caalamiga ah ee Waxbarashada.

Dalalka caalamka ayaa maanta u dabbaaldegay xuska maalinta waxbarashada oo xambaarsan xuquuq aadane, dan guud iyo mas’uuliyad dadweyne. Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay...

Wasaaradda Waxbarashada Dalka Oo Soo xirtay Imtixaanka Dugsiga Sare ee Dalka.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee XFS,mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji ,Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) iyo Agaasimaha Guud...

Ugu Akhris Badan