Waxbarasho

73 Arday oo ka qalin jebisay Jaacamadda Qur’aanka Kariimka+(SAWIRRO).

Munasabadda ay ku qalin jebinayeen 73 arday oo baratay cilmiga diiniga ayna soo qabanqaabisey Jaamacadda Qur’aanka Kariinka ayaa waxaa ka qeybgalay Xildhibaanno, siyaasiin   aqoonyahanno ...

Wasiirku-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, JFS oo kulan la qaatay Maamulada Dugsiyadda ay gacanta ku hayso Dowlada Federalka.

Wasiirku-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) ayaa maanta kulan la qaatay Maamulayaasha Dugsiyada ay...

Guddoomiyaha Waxbarshada Ceel-Berde Oo Codsaday in La Bilaabo Dhismaha Xarunta Dugsiga Sare Ceel-Berde “Sawirro”

Guddoomiyaha Dhinaca Waxbarashada Degmada Ceel-Berde mudane Maxamed Sh. Xuseen Xaaji Cumar ayaa sheegay in baahi deg deg ah loo qabo in ay ardayda soo...

Imtixaanaadka Fasallada 8-aad Ee Ceel-Berde Oo La Soo Gabogabeeyay “DHAGEYSI, SAWIRRO”

Waxaa Si rasmi ah u soo Gabo gaboobay Imtixaanaadka heerka dugsiyada dhexe ee gaar ahaan ardayda ku dhaqan magaalada Ceel-Berde ee Gobalka Bakool. Imtixaanka Heerka...

Madaxa Waxbarashada Ceel-Berde Oo Sheegay in Sanadkii 1-aad Dalku Ka Dhaqangelayo Imtixaan Loo Dhanyahay “Dhageyso”

Guddoomiyaha Waxbarashada Degmada Ceel-Berde mudane, Maxamed Sheekh Xuseen Xaaji Oo u waramayay Radio Muqdisho ayaa sheegay in qabashada Imtixaankan sanad dugsiyeedka ee Shahaadiga uu...

Ugu Akhris Badan