Wasaaradda Waxbarashada Dugsiyada iyo Jaamacadaha dalka wax kama dhigi karo macalin aan heysan aqoonsiga wasaarada.

Date:

Xili wasaarada waxbarashada hidaha iyo tacliinta sarre ee dalku ay wado dadaalo lagu xoojinayo tayada aqoonta waxbarasho ee Jaamacada iyo dugsiyada dalka ku yaala ayeey maanta wasaaradu ku dhawaaqday qordhaheeda cusub ee ku wajahan barayaasha Soomaaliyeed.

Xil. Feysal Cumar Guuleed wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarashada XFS oo ka qeyb galayay minaasibad ay ku qalin jabinayeen arday dhameysatay waxbarashada heerkeeda 1aad ee Jaamacada ayaa sheegay in Dugsiyada iyo Jaamacadaha dalka uusan wax ka dhigi doonin macalin aan heysan aqoonsiga wasaarada bilowga bisha January ee 2020.

Wasiirka ku xigeenka ayaa sheegay in hada wasaaradu wado qorshihii lagu diiwaan geli lahaa dhamaan Barayaasha wax ka dhiga xarumaha waxbarasho ee dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...