Waxbarasho

Aragtida Dastuurka KMG ee Maaraynta Murannada Federaalka

Gogoldhig Dastuurka Soomaaliya ee sida KMG loo ansixiyay 1/8/2012, wuxuu qeexayaa in Soomaaliya ay qaadatay Nidaamka Federaalka Halkaasna looga guuray Nimaadkii Dowladda mideysan (Unitary...

Akhriso Taariikh Nololeedka Allaha u naxariisto Duqii Magaalada Muqdisho

Allaha u naxariistee Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Eng Yariisoow waxa uu ku dhushay degmada Hodan ee gobolka Benaadir 16kii August 1965kii. Waxbarashadiisa dugsi hoose,dhexe iyo...

Wasiirka Waxbarashadda XFS oo ka qeyb galay munaasabadda qalin-jabinta dufcaddii 4-aad ee Dugsiga Shiikh Suufi

Muqdisho (SNTV)-Wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullahi Goodax Barre ayaa maanta magaalada muqdisho ugu qeyb-galay munaasabadda qalin-jabinta dufcaddii 4-aad ee Dugsiga Shiikh Suufi...

Wasiir Goodax oo daah-furay mashruuca horumarinta waxbarashada

Muqdisho-(SNTV)-Wasiirka waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre, ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka daah-furay isla markaana saxiixay mashruuca horumarinta waxbarashada ee (Education Cannot Wait),...

Wasiir Goodax oo kormeeray halka ay ka socoto diyaarinta natiijada Imtixaanaadka

Muqdisho-(SNTV)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Mudane, Cabdullaahi Goodax Barre ,ayaa Maanta kormeer ku tagay  xarunta ay ka socoto shaqada imtixaankii Wasaaradda waxbarashada...

Ugu Akhris Badan