Waxbarasho

Wasiirka Cadaaladda oo kulan afur ah u sameeyay Taliska ciidanka Asluubta “SAWIRRO”

Wasiirka Caddaalada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur  ayaa saraakiil uu hogaaminayey Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan  iyo  kooxda Fanka ee...

Wasaaradda waxbarashada XFS oo heshiis 57,000 oo arday lagu siinayo waxbarasho lacag la’aan ah la yeelatay sanduuqa maalgelinta Qatar+(SAWIRRO).

Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa maanta aaladda fogaan aragga Zoom-ka uga qeyb...

(AKHRISO) Macallinka waa Musbaaxa Dunida-(Warbixin).

21-ka November waa maalin ku wayn quluubta umadda Soomaaliyeed, waxayna ku beegan tahay sanad guuradii 46aad maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo dalka iyo meel kasta ...

Wasiirka Waxbarshada XFS oo daah-furay shirka dib-u-eegista tayada Waxbarashada Dalka+(SAWIRRO).

Wasiirka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane eng.Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka daah furay shirka dib...

Arday Baratay farsamada Gacanta oo shahaadooyin la guddoonsiiyay+(SAWIRRO).

Munaasabad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay laba boqol dhallinyaro ah oo ka kala yimid Gobolka Banaadir iyo qaar ka mid ah Gobolada Dalka  oo ka qalin...

Ugu Akhris Badan