Wasiirku-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, JFS oo kulan la qaatay Maamulada Dugsiyadda ay gacanta ku hayso Dowlada Federalka.

Date:

Wasiirku-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) ayaa maanta kulan la qaatay Maamulayaasha Dugsiyada ay wasaaradda gacanta ku heyso.

Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Marwo Nuuriya Aadan Ciise, Agaasimaha Guud Wasaaradda Mudane Axmed Xasan Yuusuf iyo Agaasimaha Dugsiyada.

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud (Jaabiri) ayaa xubnaha ka socday dugsiyada ay maamusho dowladda kulanka ugu dhageystay tayeenta waxbarashada iyo dar dar galiyo Horumarinta Waxbarashada.

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta macalimiinta Soomaaliyeed, si loo horumariyo waxbarashada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...