Waxbarasho

Yaa is geeyay wareegga labaad ee tartanka degmooyinka Dharkeenleey iyo Yaaqshiid?

Muqdisho (SNTV)-Wareegga 1-aad ee tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadan  qeybtiisa 7-aad ayaa caawa waxaa ku wada ballansanaa Yaaqshiid & Dharkeenley  oo ka wada...

Cabdal-caziiz iyo Xamar-weyne oo si wada jir ah u lumiyay fursadaha Faa’ideysiga tartanka.

Muqdisho (SNTV)-Habeenkan waxaa ku ballansanaa tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadan  degmooyinka xeebta dhaca ee Cabdal-zaziiz iyo Xamar-weyne. Degmada Cabdal-caziiz dhammaan su'aalihii 7-ahaa ee la...

Boondheere oo ku biirtay degmooyinka ka haray tartan aqooneedka bisha Ramadan

Muqdisho (SNTV)-Tartan adag ayaa waxa uu dhex-maray degmooyinka Boondheere iyo Warta-nabadda, waxaana ugu horreynba lagu bilaabay su'aalaha degmada Warta-nabadda oo iyada  nasiib u yeelatay...

Raa’iisulwasaare kheyre oo daahfuray imtixaanadka shahaadiga Dalka

 Ra”iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta daah furay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee dalka oo ay maanta u fariisteen 27,600 oo arday...

Maxaa kala qabsaday Dhahar & Hodan???

Muqdisho (SNTV)-Wareegga 1-aad ee tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadan  qeybtiisa labaad ayaa caawa waxaa ku wada ballansanaa Dhahar iyo Hodan oo ka kala...

Ugu Akhris Badan