Waxbarasho

Wartanabadda oo u gudubtay Wareegga labaad ee Tartan Cilmiyeedka Bisha Ramadan

Muqdisho (SNTV)- Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka,...

Kismaayo oo is geeysay wareegga labaad ee Tartan Cilmiyeedka Bisha Ramadan

Muqdisho (SNTV)-Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana...

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo gaaray Baydhabo

Baydhabo (SNTV):- Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare  ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka...

Wafdi ka socda Wasaaradda Waxbarashada XFS oo gaaray Baydhabo

Baydhabo (SNTV) Magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka u ah dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa gaaray wafdi ka socda wasaaradda waxbarashadda hiddaha iyo...

Shir looga hadlayo mideynta Waxbarashada Dalka oo maanta ka furmaya Baydhabo

Baydhabo (SNTV) Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Dawlad-goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa saaka waxaa ka furmaya shir looga hadlayo midaynta Waxbarashada dalka, kaas...

Ugu Akhris Badan