War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa lagu sheegay in ay baaris ku wadaan shirkaddo iyo dad ku eedaysan dukumiinti...
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Getachew Reda oo ah mas'uul sare oo ka tirsan TPLF u magacaabay madaxweynaha cusub ee maamulka kumeel gaarka...
Faah-Faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Howlgal Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka Danab iyo Nabad sugidda Jubbaland ay ku burburiyeen xarumo ay ku dhuumaaleysanayeen...