Ciidamada Kumaandooska Qaranka oo burburiyay Farriisimihii Khawaarijta ee Aagga Ruunnirgod

Date:

Ciidanka kumaandooska Danab iyo ciidanka Gorgor ee xoogga dalka Somaliyeed ayaa howlgalo kasameeyay dhulka howdka ah ee waqooyi barri ee degmada Ruun-nirgood oo katirsan gobalka Shabelaha dhexe.
Ciidmadan ayaana waxa ay cagta mariyeen saldhiyo ay Maleeshiyaadka khawaarijtu ku lahaayeen deegaanada dhanka hoowdaka ah.
Saraakisha ciidanka oo lahadlay Warbaahinta codka ciidamada qalabka sida ayaa sheegay inay Argagaxisadu awood iyo itaal midna laheyn dhuumaaleysina ku jiraan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...