Wararka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  ayaa tababar u soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno ka tirsan Ciidanka Daraawishta

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tababar u soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno ka tirsan Ciidanka Daraawishta Koonfur...

Wasiiru dowlaha amniga iyo taliyaha booliska oo  ka qeyb galay munaasabad safaarada talyaaniga ku wareejisey gaadiid  dowlada Soomaaliya

Wasiiru Dowlaha Amniga iyo Taliyaha Booliiska ayaa Ka Qeyb galay Munaasabad Safaaradda Talyaanigu ku Wareejisay Gaadiid dowladda Talyaanigu ugu deeqday Ciidamada Boliiska JFS. Taliyaha Booliiska...

Munaasabadda Maalinta Caalimiga ah ee  keymaha ee 21 maarso oo sanadkan si ballaaran looga xusay guud ahaan dalka

Munaasabadda Maalinta Caalimiga ah ee KEYMAHA ee 21-KA MAARSO oo sanadkan si ballaaran looga xusay guud ahaan dalka ayaa waxaa kaalin muhiim ah oo...

Amiirka Riyaad iyo Duqa Muqdisho ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashiga

Amiirka Riyaad iyo Duqa Muqdisho ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashiga iyo wax wada-qabsiga labada Caasimadood, Isdhaafsiga Aqoonta iyo waayo aragnimada, Maareynta iyo...

Mareykanka oo Sheegay in dambiyo dagaal ay ka dhaceen Itoobiya

Xoghayaha arrimaha dibedda Maraykanka Antony Blinken, ayaa sheegay in milateriga Itoobiya, Ciidamada Eriteria, kuwa xoraynta Tigray ee TPLF iyo xoogagga amxaaradu ay galeen dembiyo...

Ugu Akhris Badan