Wararka

Wasaaradda Qoyska oo daahfurtay tababar ku saabsan doorka haweenka ee geeddi-socodka nabad-dhiska Soomaaliya

Wasaaradda Qoyska, Horumarinta iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo kaashanaysa IGAD ayaa Muqdisho ka daahfurtay tababar ku saabsan doorka haweenka ee geeddi-socodka nabad-dhiska Soomaaliya. Waxaa maanta...

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska oo shahahaadada Master Degree ka qaatay dalka Ruushka

Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta ka mid noqday saraakiil ka qalinjabisay Akadeemiyadda Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo xaqiijisay dilka Macallin Jinoow

Waxaa la xaqiijiyay dilka Macallin Jinoow, kaas oo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, uu ku tilmaamay hoggaamiyaha sagaalaad ee ugu sarreeya kooxda Argagixisada...

Dab ka kacay Suuqa Bakaaraha oo damintiisa lagu guuleystay

Waaxda Gurmadka Deg Degga ah ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa goordhow ku guuleysatay daminta dabkii sakay ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Madax katirsan...

Sida ay arrinta Falastiin u midayso Muslimiinta oo taageeraya Spain ciyaarta kama dambaysta ah ee FIFA

Ka dib guushii xiisaha badnayd ee Spain ay waqtiga dheeriga ah ku gaartay 1-0 kana gaartay Argentina finalkii Koobka Adduunka ee FIFA 2026, waxaa...

Ugu Akhris Badan