Wararka

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda XFS oo maanta si rasmi ah ula wareegtay Xarunta 2aad ee Taleefanada dalka oo ku taala degmada Boondheere

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay xarunta labaad ee Taleefanada oo ku taalo Degmada Boondheere agagaarka shabeelle, Taalada Xaawo...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo guddoomiyay kulanka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo ka dhacay xarunta Degmada Kaxda

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa guddoomiyay kulanka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo ka dhacay xarunta Degmada Kaxda, kaas oo looga hadlay dhowr qodob...

Wasiirka Arrimaha Dibedda Yemen oo muqdisho kulan soodhaweyn ah loogu sameeyey.

Waxaa xalay kulan casho sharaf ah Muqdisho loogu sameeyey wafdigii uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Qurbajoogta ee Jamhuuriyadda Yemen Dr. Axmed Cawad bin...

Shirkii Deyn-Cafinta Soomaaliya iyo IMF oo lagu soo gaba-gabeeyay Nairobi.

Nairobi,Janaayo, 19, 2023- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xil. Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta soo xiray shir muddo toddobaad ah uga socday...

Ugu Akhris Badan