Wararka

Xujeyda Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay heli doonaan Adeeg Caafimaad oo casri ah

Sanadkan, Xujeyda Soomaaliyeed waxay heli doonaan adeeg caafimaad oo ka duwan kii hore. Dowladda Soomaaliya, iyada oo ka duuleysa daryeelka iyo mas’uuliyadda ka saaran...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo furay Shirweynaha dhaqaale ee Dastuurka

Shirweynaha lagu falanqeynayo saameynta dhaqaale ee qaab-dhismeedka Dastuurka ayaa lagu qabtay Muqdisho, waxaana si rasmi ah u furay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda...

NISA oo howlgallo qorsheysan ku dishay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta 

Ciidanka gaarka ah ee Gaashaan ee Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ay ka fuliyeen deegaanka Sabiid ee...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qeybgalay Shirweynaha Bangiga horumarinta Islaamka 

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalaya Shirweynaha Sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB)...

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 k𝐮𝐥𝐚𝐧 l𝐚 q𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 d𝐡𝐢𝐠𝐠𝐢𝐢𝐬𝐚 d𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐓𝐮𝐫𝐤𝐢𝐠𝐚

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa kulan muhiim ah magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan kula...

Ugu Akhris Badan