Wararka

Wafdi ka socday Turkiga oo booqday Xerada Taliska Ciidanka Haramcad

Wafdi sare oo ka socda Ciidanka Gaarka ah ee Özel Harekat ee Turkiga ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Xarunta Taliska Ciidanka Haramcad ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Xiddihii Afrika ee Kubadda Cagta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay ciyaartoydii hore ee caanka ka ahaa dhanka kubadda cagta caalamka, Samuel Eto’o...

Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay Askari horay u dilay Saxiibkiis

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Ex-dable xoogga Cabdulqaadir Xaaji Yuusuf, markii uu horay u dilay marxuum...

Duqa Caasimadda oo dhagax dhigay waddada laamiga ah ee Degmada Kaxda

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Mudane 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐦𝐢𝐢𝐫 ayaa dhagax-dhiggay dhismaha waddada Laamiga ee degmada Kaxda. Dhismaha waddadan ayaa qeyb ka ah...

Dalalka Soomaaliya iyo Shiinaha oo kawada hadlay xoojinta xariirka ka dhaxeeyo

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, mudane Wang Yu. Kulankan...

Ugu Akhris Badan