Wararka

Muqdisho oo lagu qabtay kulanka qorshaha 7-aad ee horumarinta bulshada Barigga Afrika ee (2026–2031)

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Shire, ayaa si rasmi ah u soo xiray kulan wadatashi oo laba cisho...

Munaasabadda Xuska Maalinta Afrika oo si Qurux badan loogu xusay magaalada New Delhi

Munaasabadda Xuska Maalinta Afrika (Africa Day) ayaa si rasmi ah loogu qabtay magaalada New Delhi ee dalka Hindiya. Xuskaan oo si weyn loo agaasimay...

SoDMA iyo QM oo qabtay kulan looga hadlayay xaaladaha bini’aadantinnimo ee dalka

Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa Muqdisho ku qabatay kulan si bille ah loogu gorfeeyo xaaladaha bani’aadannimo ee Wadankeenna, waxaana si wadajir ah...

Soomaaliya oo ka qeybgashay xuska maalinta Afrika oo lagu qabtay Hindiya

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowaa, oo ay weheliyeen diblomaasiyiinta safaaradda iyo xubno ka socday madaxda Jaaliyadda Soomaaliyeed, ayaa ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaabay Mudane...

Ugu Akhris Badan