Ujeedada shirkan loo qabtay haweenka ku jira labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ah ka qeybgalka siyaasadda dalka ee haweenka, waxaana soo qaban qaabiysay...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta tababar u soo xiray dufcadii sadexaad ee ciidamada booliska Jubbaland kuwaas oo...