Wararka

Eng. Yariisoow oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka waxaa marti ku ahaa wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha Eng. C/raxmaan Cumar Cismaan “Yariisoow”...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Xabsiga dhigtay Askari ka tirsan ilaalada Madaxtooyada

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay sarkaal lagu magacaabo Cabdishakuur Mursal Maxamad oo ka tirsanaa ciidanka ilaalada madaxtooyada Soomaaliya, kaas oo...

War-murtiyeedkii shirka London

War murtiyeed oo ka kooban dhowr bog ayaa laga soo saaray shirkii arimaha Soomaaliya ee  London, ayadoo ay si wadajir ah shir gudoominayeen dowladda...

Wasiir Cabdi Xoosh “Culumada Soomaaliyeed door aad u muhiim ah ayey ku leeyihiin Geedi-socodka dib u eegista Dastuurka”

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la qaadatay Culumada Soomaaliyeed oo ay kamid ahaayeen kuwo magac iyo maamuus ku...

Nuxurka khudbadaha madaxda UK, Somalia iyo Q.M

Wasiirka Arrimaha Dibedda Uk, Boris Johnson  ayaa sheegay in wada hadalladii Soomaaliya iyo Somaliland ay ku howlan yihiin, isla markaana uu jiro qorshe arrintaas...

Ugu Akhris Badan