Wararka


Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Maxakamadda ciidamada Qalabka sida oo xukun dil ah ku riday gacan ku dhiig lihii dilay Wasiir Cabaas Siraaji

Xukunka dilka ah ee maxakamadda ciidamada Qalabka sida ay ku ridday Axmed C/laahi Ceydiid oo ahaa gacan ku dhiig lihii ka dambeeyey dilkii wasiirkii...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo la kulmay Madax ka tirsan Hay’adaha EISA iyo Saferworld

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Mudane Maxamed Abuukar Zubeeyr ayaa la kulmay Madaxa Soomaaliya u qaablisan Machadka Doorashooyinka iyo Hanaqaadka Dimuqraadiyadda ee Africa...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Wasiirka Amniga Gudaha oo gaaray Magaalada Jowhar

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa goordhow gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle. Wasiirka ayaa ka...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Sarkaal ka tirsan maleeshiyaadka Al-shabaab oo lagu dilay Shabeellada hoose

Sargaal ka tirsan Maleeshiyada Al-shabaab ayaa waxaa lagu dilay deegaanka kuunyo barow ee Gobolka shabeellada hoose waxaana jira Maxaabiis laga sii daayay deegaankaasi. Gudoomiyaha Degmada...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Xafladda Xiritaanka Tartan Cilmiyeedka Bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka,

Munaasabadda xiritaanka tartan cilmiyeedka  bisha Ramadaan ee warbaahinta Qaranka waxaa ka qeybgalay ra’iisul Wasaare ku xigeenka X.F.S Mahdi Max’ed Guuleed, Wasiirka Warfaafinta En. C/raxmaan...

Ugu Akhris Badan