Wararka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la caweeyay qaar ka mid ah bulshada Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka  duulaya qorshaha Xukumadda ee ah in ay ku shaqayso  rabitaanka shacabka Soomaaliyeed ayaa ...

Maamulka Gobolka Benaadir oo amray in la joojiyo lacagaha lagu galo Beerta Nabadda

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maamulka Beerta Nabadda ku amray inay joojiyaan lacagaha laga qaadayo dadka galay Beerta Nabadda, maadaama uu maamulka sheegay in Beerta Nabadda...

Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud oo ka hadlay dad ay xirxirteen Al-Shabaab

Kooxda Al-shabaab ayaa Dad shacab ah ku xirxiray deegaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud kuwaasi oo ku qasbaya in laga bixiyo lacago madax furasho ah. Guddoomiyaha...

Shir looga hadlayey la xisaabtanka 157 shirkadood oo aan bixin canshuurta oo ka dhacay Garoonka Aden Cadde

Shir ballaaran oo lagu wargalinayey bixinta canshuuraha in ka badan 157 shirkadood oo isugu jira Ajaanib iyo Soomaali oo ku dhex ganacsada xerada Xalane...

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo dalka dib ugu soo laabtay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo maanta Dalka dib ugu soo laabtay ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah...

Ugu Akhris Badan