Wararka

Ciidamada Gaashaan oo Soo Gaba-gabeeyay Weerarkii xalay lagu qaaday Pizza House iyo Posh

Ciidammada sida gaarka ah u Tababaran ee Gaashaan ayaa ku guulestay inay soo Afjaraan weerarka Argagixisada ay ku qaadeen Maqaayadaha Pizza House iyo Posh. Howlgal...

Garbahaareey oo u gudubtay wareegga saddexaad ee tartan cillmiyeedka

Habeenka 19-aad tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka ee uu taabagelinayo maamulka gobolka Benaadir, waxaa ku tartamay degmooyinka Wadajir oo ka tirsan gobolka Benaadir iyo Garbahaareey...

Ciidammada amniga oo dad ay ajaanib ku jiraan ka soo badbaadiyey maqaayaddii la wareeraray caawa

Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa soo badbaadiyey  dad isugu jira ajaaniib iyo Soomaali kuwaas oo ku jiray gudaha Maqaayadda Posh Treats oo caawa fiidkii qarax...

Maxkamadda Ciidamada oo soo gabo gabeysay dhageysiga dacwadda raggii loo heystay dilka Wasiir Cabaas

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta soo gaba gabeysay dhageysiga  eeydeymihii loo heystay Dable Xoogga Axmed C/llaahi Cabdi Ceydiid iyo Seddax alifle Cusmaan Salaad...

Ra’isul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo lagu wareejiyey sharciga la dagaalanka Musuqa

Muqdisho, 14 June 2017 –Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed ( Khader) oo maanta xafiiskiisa kula kulmey Wasiir ku xigeenka Wasaarada...

Ugu Akhris Badan