Wararka

Wasaaradda Dastuurka oo kulan ku saabsanaa dib u eegista Dastuurka ku qabatay Muqdisho

Wasaaradda Dastuurka ayaa kulan ku saabsan dib u eegista Dastuurka u qabatay xubno ka socday maamulgoboleedyada iyo qeybaha bulshada. kulankan oo socday muddo Afar maalmood...

Uhuru Kenyatta oo weli ku horeeyo doorashad Kenya

Madaxweynaha dalkaasi Kenya Uhuru Kenyata ayaa lagu soo waramayaa in weli uu ku horeeyo tirinta codadka la dhiibtay ee doorashadii ka dhacday dalkaasi Kenya...

Agaasimaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo la kulmay Masuuliyiin ka tirsan Switzerland

Agaasimaha guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Axmed Aaden Jimcaale Koofi oo howlo shaqo u jooga dalka Switzerland iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalkaasi...

Ra’iisul wasaare Khayre” Ansixinta sharciga Isgaarsiinta wuxuu dalka u horseedaya horumar dhinacyo badan leh

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku tilmaantay tallaabo taariikhi ah anxisintii Golaha Shacabka ay maanta ansixiyeen Xeerka Isgaarsiinta oo muhiim u ah dalka. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada...

Madaxweynaha Dalka “Shacabka waxaa looga baahanyahay inay xoojiyaan la shaqeynta ciidamada”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqey iney ka qeyb qaatan xasilinta Amniga Caasimadda si looga...

Ugu Akhris Badan