Madaxweynaha Galmudug oo rajo wanaagsan ka muujiyey wada hadalada u dhaxeeyo Galmudug iyo Ahlusuna

Date:

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa ka warbixiyey xaalada guud ee deegaanada Galmudug iyo Waxyaabaha u qabsamay Maamulkiisa.

 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in sababta uu ilaa weli ugu dhawaaqi la’yahay Golahiisa Wasiiradda ay tahay xal uu u raadinta khilaafka ka dhaxeeyo Maamulka Galmudug iyo Ahlu Sunna.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Amiirka dalka Qatar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo baaq ka soo saartay qalalaasahii rabshadaha watay ee ka dhacay gobolka Awdal

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo baaq kasoo saartay qalalaasahii rabshadaha...

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo xariga ka jaray dhismaha Buundadda Sabiid iyo Caanoole

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho 1- Madaxweyne Xasan...