Wararka

Wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Kenya oo ka shiray horumarinta xiriirka labada dal

Wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda F. Soomaaliya mudane Yuusuf Garaad ayaa galabta magaalada Nairobi kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Kenya Amino. iyagoo ka wada...

Kulan Dadweyne Oo Looga Hadlayay Qatarta Xagjirnimada Oo Lagu Qabtay Wadajir

Kulan dadweyne oo ku saabsan sida maamulka iyo shacabku isaga kaashalahaa ka hortagga falalka argagixisada Al-shabaab oo uu soo qabanqaabiyay maamulka gobalka Banaadir ayaa...

Wasiir Beyle oo sheegey in dib loo dhisayo xarumihii wasaaradda

Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle iyo Wasiir ku xigeenka mudane Cabdullahi Sheekh Cali Qaloocow ayaa saaka boqosho ku tagay qaar ka mid...

Madaxweynaha Puntland oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee wasaaradda Maaliyadda ee Maamulkaasi

Madaxweynaha Dawlad-goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Maaliyadda ee Puntland oo laga hirgeliyey dhismaheeda...

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay isku dhacii maanta ka dhacay Muqdisho (Daawo Muuqaal)

Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay isku dhac u dhaxeeyay ciidammo ka tirsan dowladda oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho kaasi oo sababay...

Ugu Akhris Badan